Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Daah-Furay Nidaamka Lacag-bixinta Deg Degga ah

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dah-furka Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee SIPS (Somali Instant Payment System) ayaa ah Adeeg si weyn u fududeynayo habka lacag-bixinta ee gudaha dalka, isaga oo abuuri doona isku-xirnaan buuxda oo u dhaxaysa Bangiyada, Hay’adaha Maaliyadeed, iyo shirkadaha ka shaqeeya adeegyada lacag-bixinta.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here