Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka dowlada hoose ee Degmada Boosaas oo uu horkacaaya Agaasimaha Waaxda Howlaha guud ayaa wado howgalo lagu bineynaayo xereraha wadooyinka degmada gaar ahaan goobaha Ganacasatada ay ka dhisteen Dukaamo aaney aheyn kuwa sharciyeysan Taasi oo sababtey in Wadooyinka ay Noqdaan kuwa jaam ah ee Aan Wada Mari Karin gawaarida iyo bulshada inteeda kale.
Xereraha wadooyinka ee Boosas ayaa ah kuwa ay ku soo bateen Ganacasato yar yar kuwaasi oo habeenkii dhista mexerado ay gabaad kaga dhigtaan qoraxda maalintii ayna habeenkii gashtaan alaabaha ay iibiyaan maadama badan ay dad weynaha adeegtaan badanaa maalintii.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir