Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Diinsoor ugu Horeyo Gudoomiyaha Degmada Cusmaan Macalin Cabdi ayaa Hay,ada GREDO Soomaaliya ka Gudoomey barkad loo dhisey Shacabka Reer Dinsor Si looga keydiyo xili roobaadka biyaha ayna uga faideystaan dadka Reer Guuraaga iyo Dadka Deegaanka,kaas oo baahi badan u qabeen Bulshada Maadama markii hore aysan lahayn Baraakado Biyaha lagu keydsado
Barakadan ayaa Loogu tala galay in dadka Biyaha lagu keydiyo ka Cabaan iyo Xoolaha Tuulooyinka ku nool oo mararka qaar waaya Goobo Biyo Keydin islamarkaana Roobka Marka uu da,o aan laga Faa’ideysan sidaa darteed ay tani Fursad u tahay.
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady