Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin badalanayeen 17 Arday oo ah dufcadii 6aad ee Machadka barashada culuumta shareecada iyo luuqada carabiga ah ee Altibyaan qaybtiisa dagmada Baladxaawo ayaa lagu qabtay dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.
Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay ahaa Bahda Waxbarashada iyo qeybaha kala duwan Bulshada ardayada qalinjibinaya, waladiin iyo marti sharf kale
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi