Bulshada Degmada Kismaayo Oo Loogu baaqey Dhireynta Deegaanka.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudooyinkaan danbe ayaa maamulka degmada kismaayo ee Xarunta Dowlada gobolledka jubblan ay wadeen wacigelino kala duwan eek u Aadan in la joojiyo Xaalufinta geedaha ee ay u badteen dadka ku Ganacasada dhuxusha iyo in laga wada shaqeeyo ka hortagida isbedelka cimilada ee ka jira degaana ayna sababta Xaalufinta dhirta.

Maamulka degmada kismaayo ayaa wada dadaalo lagu doonayo Cagaarinta degmada iyo degaanada hoosyimaada maadama ay Jirto nabaad guur dhanka dhirta ah ayna muhiim tahay wada ilaalinta Dhirta degaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here