Arday Baratay Qur,aanka Kariimka Oo Xaflad loogu qabtay Degmada Buur-hakaba.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada buurhakab ee gobolka baay ayaa lagu qabtey Xaflada ay ku Qalin jabinaayeen dufcadii 1aad ee Machadka Nuuru diin Al Islaami ee Buurhakaba Kuwaasi oo bartey Xifdinta qur,aanka Kariim iyo Farbarka.

Xaflada waxaa ka soo qeyb galey Maamulka degmada Culumo Waaladiin Maamulka iyo Macalamiinta Machadka iyo Qeybaha kala duwan ee ardeyda wax ka barata machadka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here