Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu soo bandhigay in ka badan 10 kitaab oo lagu turjumay Af-Soomaali ayaa lagu qabtay Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Kitaabadani waxaa Af-Soomaali ku turjumay Sheekh Liibaan Maxamed Cali, oo ka mid ah culimada da’da yar. Bandhiggan waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada, culimada, iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi