Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Baahi-tirka hannaanka Caddaaladda dalka oo ay haysteen dhibaatooyin ay ka mid tahay xafiis la’aan Darteed ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, uu dhagax-dhigay dhismaha cusub ee garsoorka dalka oo loo dhisayo qaab casri ah.
Munaasabadda dhax-dhigga dhismaha Garsoorka dalka, waxaa goobjoog ka ahaa, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Xeer Ilaaliyaha Qaranka iyo Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Hey’addaha Caddaaladda dalka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday