Shirweynaha Garsoorka Soomaaliya Oo Muqdisho ka furmay.

0
83

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madasha Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka Dalka, oo ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlaya horumarka garsoorka, sida loo xoojin karo Madaxbannaanida garsoorka, iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan garsoorayaasha iyo Hay’adaha garsoorka ee dalka.

Shirweynaha Garsoorka 7-aad, ayaa waxaa ka qeyb galaya, Garsoorayaal, Hay’adaha garsoorka, iyo Mas’uuliyiin sare oo ka kala socda dowladda iyo Hay’adaha caalamiga ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here