Hey’adaha Amniga Baydhabo Oo Digniin ka soo saaray Dadka Faafiya Anshax-Xumada.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay jiraan Dad Aaaladaha Baraha Bulshada ay ku gudbiyaan Sawiro iyo Muuqaalo Anshax-xumo ah ayaa waxaa Laamaha Ammaanka Gobolka Baay ay ku howlan yihiin sidii u yareyn lahaayeen ama ay u joojin lahaayeen.

Taliyaha Ciidamada CID-da Gobolka baay Dhame Mohamed Yuusuf Abdirahmaan oo ka hadley Arimahaas ayaa sheegey iney ku howlan yihiin baarista iyo soo qabashada Cida kasta oo ka danbeysa faafinta Muuqaalada Anshax darada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here