Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa xarunta Wasaaradda Warfaafinta kulan gaar ah kula yeeshay maamulka Jaamacadda Muqdisho oo uu horkacayo Guddoomiyaha Jaamacadda Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, Wasiirka ayaa waxaa kulanka ku wehliyay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Wasaaradda Warfaafinta iyo Maamulka Jaamacadda Muqdisho ayaa isku afgartay in ay bilaabaan iskaashi wada shaqeyn oo lagu hormarinayo dhinacyada Horumarinta Warbaahinta, dhaqanka, Dalxiiska iyo Wacyigelinta Bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir