Tababar Lagu Horumarinayo Xirfadaha Shaqaalaha Gobolka Banaadir Oo la Dah-furey

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa sare uqaadista Aqoonta iyo Xirfada qaar ka mid ah howlwadeenada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa daah-furay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir.

Munaasabadda furitaanka tababarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Ismaaciil Cali Sheekh Nuur, Agaasime Waaxeedyo, La-taliyeyaal iyo khubaro ku xeel dheer dhanka tababarada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here