Biyo Yari soo Wajahdey Beeralayda Deegaanka Xero-dhagaxleey Gobolka Mudug

0
108

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug ayaa Kormeer oo ujeedkiisu ahaa Qiimeynta Horumarada wax soo Saarka Beeraha iyo Abaaraha Biyo la’aanta ka jirta Degmada Xero-dhagaxleey ee Gobolka Mudug ku tagey Degmadaasi iyo Deegaanada Hoos yimaada .

Madaxda uu horkacaayey Wasiirka ayaa Guud ahaanba soo indha indheyey baahiyaha ka jira Degmada iyo Tuulooyinka kale

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here