Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga hadlayey Wax ka qabashada Isku raranka kajira Magaalada Baydhabo, Arimaha Amaanka iyo Dardargelinta Howlaha Maalinlaha ah ee ka socda Dowlada Hoose ayaa waxaa shir-gudoomiyey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane Abdullahi Ali Watiin.
Shirka ayaa inta uu socdey waxaa warbixiino Looga dhageystey Agaasime Waaxyeedada kala duwan ee Dowlada Hoose, gaar ahaan Waaxyda Dhulka, Nadaafada , Waxbarashada, Daddhigista iyo Waaxda Canshuuraadka Degmada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday