Guuleystayaasha Todobaadka Bandhiga Dhaqanka Kismaayo Oo La Abaal mariyey.

0
109

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ka dib Markii Mudo Todobaad ah loo qabtay Arteyda Jaamacadda Plasma faraceeda Magaalada Kismaayo Bandhiga todobaadka Hidaha iyo dhaqanka ayaa waxaa Maamulka Jaamacadda Munaasabad dhiira galin ah u sameeysay Ardeydii ku guuleystay Bandhiga todobaadka Hidaha iyo dhaqanka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay qaar kamid ah Golayaasha Dowladda Jubbaland, Bahda Wasaaradda Waxbarashada, Maamulka Jaamacadda, Ganacsato iyo Bulshada Qeybahadeeda kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here