Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo la ogyahay in aysan jirin Goob Sharci ah Oo ay Dowlada u asteysey in Meydadka lagu aaso sidaa darteed ay Bulshada iska asteysteen meesha ay doonaan in ay Meydadka iskaaga duugtaan taasoo dhibaata ku noqotey meelaha qaar Caqabad dhanka wadooyinka
Xaafada Waaberi oo kamid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan Wadooyinka Shanta Jid ayaa markii hore ahayd Goob dadku lagu aaso balse Mudooyinkan dambe Maamulka Xaafadu bilaabeen Olole wadooyin lagu baneeynayo si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka ayaa Bulshada la wadaagay wadooyinkaas aan meyd dambe lagu soo aasi doonin
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War,ady