Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii ay dareemeen Biya la’aanta Baahsan ee ka jirta Degmada Buur-Hakaba iyo guud ahaan deegaanada hoos taga ayaa waxaa Bulshada ay bilaabeen in ay Si is xilqaan ah ay ku dayactirtaan Warta weyn ee Dowladda.
Warta weyn oo ku dhawaad 30 sano ay ku tiirsanaayeen Bulshada oo sidoo kale ah isha kaliya ee ay Bulshada Buur-Hakaba iyo deegaanada u dhow ay ku tiirsan yihiin oo hada abaaro ka jirta halkaas darteed biyo aysan ku jirin.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed