Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah degaano hoostaga Degmada Hobyo ee gobolka mudug ayaa ka jira abaar aad u daran taasi oo saamey noolasha dadka iyo duuyadaba ka dib markii la waayey xili robaadka deyrta.
Wasiir ku xigeenka wasarada qorsheynta Galmudug Maxamed Abdulaahi Dhega Cade oo uu kormeer ku tagey degaanadaasi ayaa sheegey in deeganada qaarkooda ay biyo yari ka jirto ayna aad u hooseyaan adeegyada Caafimaadka iyo waxbarshada taasina ay u dheertahay saameynta ka soo gaartey isbedelka Cimilada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir