Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii ay Kulan ku yeesheen Maamulka Degmada Bardaale iyo Madaxda Dowladaha Hoose ayaa lagu Magacaabay Agaasimiyaasha Waaxyaha Fayadhowrka iyo Dhulalka si ay Bulshada uga adeegaan waxaana Kulan Shir gudoominaayey Gudoomiyaha Degmada Bardaale ahna Duqa Bardaale.
Inta uu Kulanka Socdey ayaa waxaa Lagu go,aamiyay Laba qodob kala ah qaadashada Sabarlooga Dowlada Hoose marka laga iibsanayo dhulalka si meesha looga saaro Arimaha Muranada dhulalka marka qaar Gacan ka hadal sababa iyo in dadkii lagu Gurigiisa hortiisa Nadaafad daro Ganaax lakulmi doono.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi