Deeq kala duwan Oo Loo qeybiyay Qoysas ku nool Degmada Buur-hakaba.

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadka danyarta ah ee ku nool qaar ka mid ah kaamamka Degmada Buur-hakaba ee gobolka baay oo ay wajahayeen xaalada noolal xuma ah ayaa waxaa maamulka Degmadda Buur-hakaba oo ay wehelineyaan qeybaha kala duwan ee saraakiisha amniga degmada ay gaarsiiyeen deeq ay ka koobantahay bariis saliid Sinyeerka laga galo kaneecada iyo jirgaamo ay ku dhaansadaan biyo maadama aan awoodin in ay soo iibsadaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here