Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS-ka, Ee ku nool magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa markii ugu horaysa samaystay Dallad ay iyagu leeyihiin oo la yiraahdoDaryeel taasoo ka shaqaynaysa wacyigelinta bulshada ee ka hortaga xanuunka iyo joojinta faquuqa bulshada ay kala kulmaan dadka la nool xanuunka,bulshada ay la nool yihiin, kuwaas oo qaarkood guryaha laga kirayn waayo halka kuwo kalena laga eryo shaqooyinka ay hayaan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi