Barakacayaal Ku Nool Kaamka Alla Aamin Oo Dalbadey in La Caawiyo

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka Alla Aamin oo kamid ah Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku nool in kabadan 160 Qoys oo qaba Baahiyaha gaarka kuwaas oo mudo ku noolaa waxayna la nool yihiin daruufo kala duwan Maadama ay badi yihiin kuwa aan soo shaqeysan Karin taasina ay adkeysay Noloshooda

Dadkan Degan Kaamka Alla Aamin ayaa qaar kamid ah soo booqdey Radio Arlaadi waxay sheegeen in ay hada wajahayaan Xaalado adag oo dhanka Nolosha ah oo ugu horeyso helitaanka Cunada Biyaha iyo Caafimaadka aysan kaamka Mudo wax gargaar ah soo gaarin waxay kaloo xuseen in aysan aboodin in ay shaqeystaan sidaa darted u baahan yihiin in La Caawiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here