Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruntan Ganacsi ee laga Daah-furay Magaalada ayaa lagu iibinayaa Waxyaabaha ay isku qurxiyaan Ragga iyo Dumarka ee loo yaqaano Cosmetics Sida Barfuunada Kareemyada Carfisooyinka dadka iyo Guriyaha iyo Shabooyinka kala duwan waxaana Xaruntaan lagu Magacaabaa Bunyaan beauty & cosmetics
Xaflada Daahfurka Bunyaan beauty & cosmetics ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradaha KG Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo dhalinyaro Haween iyo Marti Sharaf kale
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War, ady