Kulan Looga hadlay Arrimaha Bani’aadanimada Oo ka dhacay Xudur.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan uu Shir Gudoominaayey Gadoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa ka qeyb galay Gadoomiyaasha Degmooyinka Xuddur Rabdhuure iyo Tiyeeglow iyo Hay’adaha ka shaqeeya Magaalada Xuddur u jeedka ku laanka ayaa waxa diirada lagu saaray waxa ka qabashada abaaraha dalka ka jiro sida dhinacyada Biyaha iyo Cunada

Shirka ayaa inta uu socdey Dhaman Hay’adaha waxaa La farey in ay Bulshada ku nool gobolka Bokool ay ushaqeeyaan in sidii ay heli lahaayeen gargaarkii ay u baahnaayeen

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here