Ardey dhameysatey Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo Baydhabo Lagu Abaal mariyey.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Madarasada Al-bayaan oo ah Xarun lagu barta Xifdinta Qur, aanka Kariimka ee qowlka Eebo iyo shareecada islaamka ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu Xaflad Shahaadooyin lagu Gudoonsinaayey Qaar ka mid ah ardeyda madarasada oo bartey Xifdinta Qur’aanka kariimka.

Waxaana munaasabada goob joog ka ahaa maamulka iyo macalamiinta madarasada, waladiin, bahada waxbarshada, Culumo iyo marti sharafa kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here