Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh ayaa kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha shaqo Dowlada la qaatay Isuduwayaasha Wasaaradaha Maamulka Soomaaliland kaas oo looga hadlay Arimaha Horumarinta Bulshada Xoojinta Fulinta adeegyada Muhiimka u ah Dowlada iyo sidii loo dhaqan gelin lahaa Awaamiirta Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliland
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War, ady