Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddan oo aheyd qalinjabinta dufcaddii 6aad iyo 7aad ee Machadka Al-Ummah ee degmada Cadaado ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka tirsan xildhibaannada iyo wasiirrada Galmudug, Guddoomiyaha degmada,maamulka machadka, Culimo, Mas’uuliyiin kale, iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday