Dib u dayactir Lagu Sameeyay Saldhiga Booliiska Degmada Baraawe.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Saldhigan ayaa waxaa ku shaqeyn doona Ciidanka Booliska Degmada Baraawe qeybna ka qaadan doonaa Horumarinta Amniga Magaalada Maadama uu mudo ka badan Sodon sano uu Burbursanaa islamarkaana Ciidamada meela kala duwan ku shaqeynayeen

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Dowlada KG Maxamed Yuusuf maxamed Oo ay wehelinayaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekedaha, Maamulka Degmada Saraakiisha Ayaa Waxa ayaa si wada jir ah Xariga Kajareen Saldhiga Booliska Oo Dhowaan Dayactir lagu Sameeyey

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here