Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garoowe Waxa ka furmay Shirka daneeyayaasha kala duwan ee ka falcelinta ka hor inta aysan dhicin Musiibooyinka ( Multi-stakeholder Engagement Meetings.) Waxaa shirka ka soo qayb galay Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka, Deegaanka, Wasaaradda Haweenka, Masuuliyiinta Gobolada Nugaal iyo Karkaar, Hay’adaha Daneeya Arimaha Gargaarka iyo bulsho weynta puntland.
Waxaa shirka lagu gorfayn doona sidii loo samaysan lahaa ka hortagga inta aan dhibi dhicin oo ah shay diiniyan ah in laga shaqeeyo inta aan dhibi dhicin.
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani