Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Roobkii Deyrta oo yaraadey ayaa Abuurtey Walaac ku aadan in ay soo bexeyso in Abaaro daran dalka ka dilaaci karaan taasoo saameyn ku yeelan karta Shacabka Soomaaliyeed Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin oo Shir jaraid ku qabtey Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalad Abaareed isagoo Sheegey in Abaarta LaNina ee ka jirta dalkeenna in ay saamaysay in ka badan 6 milyan oo qof kuwaas oo ku nool dhamaan Gobolada dalka
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin ayaa sheegey in loo baahan yahay lacag ka badan hal bilyan iyo bar si gurmad loogu sameeyo dadka ay abaartu waxyeeleysay islamarkaana loogu hortago in dhibaatadayda sii kororto
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi