Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Galgaduud oo ay wehliyaan qaar ka mid ah saraakiisha !Amniga ee Gobolka ayaa waxey kulamo looga Arin sanaayey Arimaha Amaanka Guud ee Degmooyinka Masagawaa iyo ceeldheer ay la qaateen qeybaha kala duwan ee Odayaasha Dhaqanka, Waxgaradka, Haweenka iyo Bulshada inteeda kale
Ujeedka kulamadaan ayay aheyd sidii ay Bulshadq Degmooyinkan iyo Degaanada Hoos yimaada ay ula shaqeyn lahaayeen Laamaha Amaanka.
Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng AbshirÂ