Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Lagu Dah-furaayey Xarunta Horumarinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Ee iskalaaji ayaaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Madaxtooyada KG, Ururada u dooda Xuquuqda Aadanaha, Maamulka Degmada Baydhabo, Aqoonyahano iyo dhalinyaro iyadoo halkaasi lagu soo Bandhigay waxyaabaha ay Xaruntan ka shaqeyn doonto
Xaruntan ayaa ka shaqeyndoonta Horumarinta Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Wacyigelinta Arimaha Tahriibka, Amniga, Waxbarashada, Nabada iyo shaqa Abuurka Sida uu Sharaxayo Abdcasiis iskalaaji oo ah aas aasaha Xaruntan
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi