Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili Xaalado adag oo adeeg Bulsho ah ay ka jiraan Deegaano iyo Degmooyin hoos taga Gobolka Hiiraan ayaa Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir ee Beesha Hawaadle iyo Wafdi ay hogaaminaysay gaareen Deegaanadaas.
Gudoomiyaha ayaa Horey u gaartey Goobaha ay ka jirto dhibaatada iyadoo ay gaarsiisay Shan booyadood oo biyo ah oo ay u soo dhiibeen dad Muxsiniin ah waxaana mid kamid ah dadka deeganka uu ka hadlay Biyaha ay heleen.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed