Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Kaaraan ayaa Xarig ka jaray Wado Interlock ah oo laga Hirgeliyey Xaafadaha qaar iyo Suuq weyn ee Degmada Kaaraan Taasi oo Xarig Jarkeedi ka soo qeyb galeen Maamulka Gobolka Banaadir kan Degmada iyo Ururada Haweenka, qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada inteeda kale.
Uga horeyn Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Kaaraan ayaa ka hadashey Muhiimada ay wadooyinka la dhisey leeyihiin
Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir