Maxaabis ku xirneyd Xabsiga Baydhabo Oo Cafis Madaxweyne Lagu sii daayey

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada KG Soomaaliya Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Taban Maxaabiis oo in Mudo ah ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Magaalada Baydhabo u fidiyey Cafis Madaxweyne, Maadama ay xirnaayeen dembiyo Fudud.

Waxaana Munaasabada lagu sii deeynayey Maxaabiistan Goobjoog ahaa Madaxda Garsoorka Dowlada KG, Eheladooda iyo Mas’uuliyiin kale waxaana halkaasi lagula dardaarmey Maxaabiista la sii daayey si ay Bulshadooda uga mid noqdaan.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here