Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa uu ka furmey Tababar ku saabsan Iskaashiga, Wada-shaqaynta iyo fahanka Shaqo ee lagama maarmaanka ah ee u dhaxeeya Golaha Wasiirrada Somaliland.
Tababarka oo uu furey Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed (Cirro) ayaa waxaa uu ka hadlay Ujeeda guud ee laga leeyahay tababarka iyo waxyabaha laga filan karo
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed.