Deeq Xoola ah Oo Loo qeybiyey Qoysas danyar ah ku nool Degmada Diinsoor

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkan La siiyey Xoolahan nool ayaa ah Dadka Nugul ay saameysey Abaaraha Dalka Qoys kiiba la siiyey Shan Neef Oo Ari ah, islamarkaana la rabo in la gaarsiiyo ku dhawaad Laba boqol Qoys, si uga soo kabsadaan saameyntii Abaarihii dalka soo marey

Hay,ada GREDO Somalia  Ee ka Howlgasha Degmada Dinsor ayaa ayaa deeqdaan Bixineysey iyadoona la gaarsiiyey dadkii looga Tala galey Weliba Kuwa uga jilcan Bulshada ku Dhaqan Degmada Diinsor taas oo looga tala galay in ay ka faaideystaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here