Bukayo Saka Oo La Xaqiijiyay Muddada uu Garoomada Ka Maqnaan Doono.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka warbixiyay xaalada xiddiga Bukayo Saka.

Xiddiga garabka ka ciyaara ee Saka ayaa ku dhaawacmay kulankii Crystal Palace ee todobaadkii hore.

Tababare Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay in uu Bukayo Saka maray qaliin kadib dhaawacii soo gaadhay.

“Bukayo Saka waxa uu maqnaan doonaa toddobaadyo badan, badan… malaha in ka badan 2 bilood”.

“Waxa uu maray qaliin. Hadda waxay kuxirantahay… sida unugyada nabartu u bilaabaan inay bogsadaan, dhaqdhaqaaqa taas”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here