Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Marka oo ay wehliyaan qaar ka mid ah xubhana Golaha Deegaanka ee Degmada ayaa waxaa uu boogasho indha indheen ah ku tagey Isbitaalka Degmada Marka, kaa soo daaran Wacyigelin ku aadan Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Hool wadeenada Xaruumaha Caafimaadka Degmada si looga hortago Cudurada Faafa iyo in Dhaqaatiirta ay Bukaanada ay Mar welba ku Wacigeliyaan sidii uu u daryeeli lahaa Caafimaadkiisa.
Kormeerka ka dib Gudoomiyaha Degmada Marka Usman Muuse Daqare waxaa uu ka hadley muhiimada kormeerkiisa asigoona Wasarada Caafimaadka KG ka Codsadey in Marka la keeno Talaalka si looga Hortago Cudurada Faafa.
Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir