Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaano ka tirsan Maamulka Jubaland oo ku sugan Deegaanka Raaskaanbooni ayaa kormeerey Goobaha Waxbarasho ee ka jira Deegaankaasi,Wafdiga ayaa mid mid u kormeerey iskuulka Raaskaanbooni oo ay dhigtaan Ardeyda Deegaanka ku nool waxaana aya warbixin ka dhageysteen Maamulka iyo Maclimiinta
Maamulaha iskuulka Raaskaanbooni ayaa wafiga oo ay ka mid ahaayeen wasiiro ka tirsan Jubbaland uga warbixiyey xaalada ardey iyo sida ay u socoto waxbarashada Deegaanka
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani