Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo lagu qabtay Xaruunta Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayuu oo ahaa Mid looga Mahadcelinayey Maamulka Degmada Baydhabo iyo Laamaha Amaanka ee Magalaada.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiirka Amniga KG,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Saraakiisha Laamaha Amniga , Hooyooyinka, dhalanyarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed