Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo looga Hadlay Xaalada Guud Deeganada koonfur Galbeed
Golaha Wasiirada ayaa Ansaxiyey Siyaasada Hab-raaca Diyaarinta Hindise Sharciyeedyada iyo Xeer-Nidaamiyaasha Xukuumada Koonfur Galbeed oo soo Diyaarisey Wasaaradda Cadaaladda Koonfur Galbeed.
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani