Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Burburkii Dowaladii Dhexe Ee dalka waxaan Dhalinyarada u Suurti gelin in ay helaan Goobaha lagu barto Xirfado ay uga shaqeystaan Qoysas kooda, Balse waxaa Mudooyinkii u dambeeyey soo kordhayay Goobaha sida gaarka ah Gabdhaha iyo Wiilasha si ay uga bartaan Xirfadaha kala duwan.
Waxaa dhawaan Magaalada Baydhabo laga hirgeliyey Xarun Xirfadaha Farsamada lagu barto oo lagu Magacaabo SWESC sida Baabur wadista, Cumputerka, Cilaan saarka iyo kuwa kale si kor looga qaado aqoonta Xirfadeed Gabdhaha
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi