Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland oo Gacan ka helaysa Hay’ada Save The Children, ayaa Magaalada Qardho ka bilawday Olole Wacyigelineed Ee ku aadan Xanuunada Faafa sida, Malaariyada, Gawracatada, Teetanada, Qiix-dheerta, Shubanka iyo Cudurada kale ee Bulshada dhibaatadda ku haya.
Ololaha ayaa laga Bilaabey Iskuulada Degmada Qardho waxaana Ardeyda lagu dhiiri geliyey in ay Farimahaan Caafimaad ee la siiyey in ay gaarsiiyaan Bulshada si Cuduradaas Faafa dhibaatadooda looga ilaaliyo Shacabka
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady