Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho, kaas uu furay Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS oo ay goobjoog ka yihiin dhamaan Wasaaradaha ka shaqeeya Horumarka Dhaqaalaha heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Sidoo kale shirka ayaa waxaa ka qeybgalayaan Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, lataliyaha Madaxweyaha ee dhinaca dhaqaalaha, Madax ka socota dowlad goboleedyada iyo Jaamacadaha dalka, Ururada Bulshada, Ganacsato iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed