Shir Looga hadlayo Daryeelida Mashaariicda Arimaha Bulshada Oo Baydhabo ka Furmey

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu furay shirka wadatashiga wasaaradaha Shaqada dowlad-goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS Ee Mashaariicda Daryeelka Bulshada, kaasi oo socon doono muddo Labo maalmood.

Shirkan waxaa kasoo qeyb-galey Wasiiradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dowlad-goboleedyada dalka, Guddoomiyaasha Guddiyadda shaqaalaha Rayidka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, Agaasimiyaal, xoghaya guud aqalka sare ee arrimaha bulshada, iyo howl-wadeenada wasaaradaha shaqada iyo qaybo ka mid ah bulshada rayidka ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here