Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii wax looga qaban waayey Isbitaalada Gudaha Magaalada Baydhabo Gabar ay dhashey Hooyo Soomaliyeed oo xauunsaneyd Mudo ayaa waxaa Haweenka Degmada Baydhabo ay gaarsiiyeen deeq lacageed.
Gudoomiyaha Ururuka Haweenka Maamulka Gobolka Bay, Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo iyo Xubno kala duwan oo ka socdey Ururada haweenka ayaa deeqan si wada jir ah u gaarsiiyey Hooyadan.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed