Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo soo afjaro Khilaafaadka Bulsho ee ka dhax jirey Beelaha wada degan Degmada Wanlaweyn, ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha kulan la qaatey Odayaasha Beelaha Shanta Caleemood iyo Gaaljecel Isagoona kala hadley in laga wada shaqeeyo Horumarinta Nabada Deegaanka
Inta uu kulanka socdey ayaa waxaa looga doodey caqabadaha keena gacan ka hadal dhax mara Bulshada dhibaatada ay taasi ka dhalata iyo sida loo baajin karo, Odiyaasha dhaqanka labada Beelood oo halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyey soo jeedinta wasiirka ayna sheegeen in ay kala shaqeyn doonaan Nabada.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady