Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay kormeer-shaqo ku tagay isbitaalka weyn ee degmada Gaalkacyo oo ay ka socdaan howlo caafimaad oo bulshada loogu shaqeynaayo
Wasiirudowlaha wasaaradda caafimaadka dowladda Galmudug oo ay wehliyaan Agaasimaha wasaarada Arimaha Gudaha iyo masuuliyiin kale ayaa kormeerka ku sameeyey qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Isbitaalka
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani