Wasaaradda Maaliyada Somaliland Oo Bilowday Ololaha Canshuur bixinta Gaadiidka

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Soomaaliland  gaar ahaan waaxda Canshuuraha Beriga ayaa Bilowday Ololihii uga dambeeyey ee Canshuur bixinta Gaadiidka ka howlgal Degaanada Maamulkaas si looga Hogaan sanaado Awaamirta Maamulka.

Mas’uuliyiinta Cansshuuraha Beriga ee ku howlan Uruurina Canshuuraha ayaa ugu baaqey Gaadidleyda iyo Milkiiliyaasha qaar  ee aan bixin watigii looga tala galey Canshuurta.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here